Qaxooti laga qaaday Liibiya kuna jiraan Soomaali oo gaaray Kigali (Daawo Sawirada)

Koox ka kooban 66 qof oo qaxooti African ah oo laga soo qaaday dalka Libya ayaa soo gaaray magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda, sida ay sheegtay QM. Kooxdan ayaa ah tii ugu horreysay wax noqon kara kumanaan qof oo dalka ku yaalla Waqooyiga Afrika looga soo rarayo barnaamij cusub. Tallaabadan ayaa ka dambeysay kadib … Continue reading Qaxooti laga qaaday Liibiya kuna jiraan Soomaali oo gaaray Kigali (Daawo Sawirada)